Golaha Wakiilada Somaliland oo Maanta Duuduub Ku Ansixiyay Miisaaniyada Qaranka
December 23, 2025 - Written by admin
Golaha Wakiillada Somaliland ayaa cod aqlabiyad ah oo bilaa dood ah ku ansixiyay miisaaniyadda dawladda oo wasaaradda maaliyaddu u soo gudbisay.
Wakiillada ayaa duuduub ku ansixiyay odoroska miisaaniyadda , fadhigan oo ay joogeen 65 mudane waxa u codeeyay oo ansixiyay 60 xildhibaan halka 3 xildhihaan diideen, hal mudane ka aamusay.