Doorasho Macmal Ah oo Qof Iyo Cod Lagu Sheegay oo Indho Sarcaada oo Xasan Sheekh Xamar Ku Walaaqayo
December 25, 2025 - Written by admin
Doorasho macmal ah oo Qof iyo cod lagu sheegay ayaa saaka looga dareeray magaalada Muqdisho Doorashadan ayaan qabsoomideeda la isku raacsanayn oo waxaa qaadacay dhamaan Mucaaradka Somaliya ay ku jiraan Maamul Gobeedyadu, Dawlada Xamar ee Xasan Sheekh hogaamiyo ayaase si iskeed ah Uqabsanaysa Waxan doorasjada lpo eekaysiiyay ee la doonayo Inay ka qabsoonto qeybo yar oo kamida magaalada Muqdisho..
