berberatoday.com
Wefti Culus oo Mareykana oo Goordhaw Somaliland Soo Gaadhi Doona Iyo ujeedada Socdaalkooda
December 26, 2025 - Written by admin
Wefi culus oo ka socda Dawladda Mareykanka ayaa gordhow la filayaa in ay soo gaadhaan caasimadda Jamhuuriyadda Somaliland ee Hargeysa.
Ma jiro war rasmi ah oo ku saabsan Weftigan Mareykanka ah, haseyeeshee warar ayaa tibaaxay in ay yihiiin Wefti culus oo isugu jira Dublamaasiyiin iyo Saraakiil Milateri,kuwaas oo Hargeysa kulmi doona Madaxda sare ee Somaliland.
Weftigan ayaa Hargeysa u sii dhaafi doona Magaalada Berbera, iyaga tegi doona Garoonka Diyaaraddaha ee Magaaladaas iyo Dekedda Berbera.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews