berberatoday.com
Dalka South Sudan oo Aqoonsatay Madaxbanaanida Dal Iyo Dad Ahaan ee JSL
December 27, 2025 - Written by admin
Fox News waxay sheegaysa in South Sudan ay noqotay wadan ka labaad ee Somaliland aqoonsanaya laakiin arrintaasi waxay u muuqataa in lagu xusay warbixin guud oo ku saabsan aqoonsiga Somaliland, waxaana warbixintaasi lagu sheegay in South Sudan ay ka mid tahay dowladaha ka dambeeyay aqoonsiga Somaliland kadib na ay noqonayso wadan ka labaad Sida ku qoran Fox News,
South Sudan ayaa ah wadan ka ugu dada yar guud ahaan Aduunka
South Sudan maanta siyaasad ahaan kuma tiirsana dalalka Carabta, balse waxay si cad ugu xiran tahay xulafadeeda gobolka Bariga Afrika, gaar ahaan Itoobiya iyo Uganda. Labadan dal ayaa ah laf-dhabarta taageerada amni, siyaasad iyo mid militari ee South Sudan tan iyo markii ay madax-bannaanida qaadatay 2011.
Dunida Carabtu si guud waxay u taageertay midnimada Sudan Xiligii dagaalada Sudan iyo Jabhada SPLA
Arrintaasna South Sudan waxay u aragtay in laga heelinayey oo carabta ay taageeraysay Suudanta Carabta ah maadaama ay iyadu ka soo go’day Sudan ta Carabta ah
Natiijadu waxay noqotay in xiriirka South Sudan iyo Carabta uusan ahayn mid qoto dheer ama istiraatijiyad ku dhisan, balse uu yahay mid aan caqo ku taagnayn

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews