Xildhibaan Cismaan Abokor Dubbe Wasiirkii Hore ee Warfaafinta Dawlada Xamar oo Iskacasilay Xilkii Xildhibaanimo Iyo Sababta
December 28, 2025 - Written by admin
Senator Cismaan Abokor Dubbe Wasiirkii hore ee Warfaafinta Soomaaliya oo kasoo jeeda Somaliland ayaa iska casilay kursigii Xildhibaanimo ee Aqalka sare ee Baarlamaanka Dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya.
