Safaarada Somaliya ee Addis Ababa oo Faashil Kala Kulantay Kulan Baaqa Ay Iskudayday Inay Isugu Yeedho Safiirada Wada Carabta ee Itoobiya
January 2, 2026 - Written by admin
Safaaradda Soomaaliya ee Addis Ababa ayaa iskugu yeedhay safiirrada Carabta; UAE iyo Morocco ayaa ka cudurdaartey, waxaana la sheegay in loo xaqijiyey in aqoonsiga Somaliland uu yahay arrin aan la joojin karin.
