berberatoday.com
Somalida Koonfureed Waxay Ka Quusan La Yihiin Lacagta Cashuurta ee Kasoo Bixi Jirtay 1960 Ilaa 1991 ee Deegaamada Koonfurta oo Dhan Lagu Dhisay
January 2, 2026 - Written by admin
Cashuhrtii Berbera laga qaadi jiray 1960/1991, meel u dhiganta Berbera Soomaaliya kama helin cashuur kale! Sidoo kale (Berbera Military Base) Soviet Union iyo USA lacagtii laga helay Waxa lagu dhisay ciidankii Afrika ugu wacnaa qalabkoodii iyo tababarkoodii oo lagu badashay (Berbera Military Base)
Cashuurta dadka Somaliland laga qaadi jiray ku dhereri magaalo, magaalo, ama Gobol, Gobol.
Berbera vs Somalia
1975-1980kii Somalia waxay cashuur ka qaaday dhoofka xoolaha iyo Muuska $134 Malyuun 97 Malyuun waxa laga helay Berbera.
165kun oo qof oo shaqaale ahaa oo kala joogay wadamada Carabta ayaa cashuur bixiye u ahaa Soomaaliya. Bal qiyaas intee Raxanweyn iyo Hawiye ka ahaa 165kun? Waa iska gadhan kadhaa. Dadkani waxay ahaayeen shaqaale qurbajoog ahaa oo lacag u dira Soomaaliya!
Xogtan oo aad ka heli kartid IMF iyo World Bank.
Dadkan waxay Sanadkii soo diri jireen $330 Malyuun oo doolar. Awooddan shaqaalaha dibadda inay Somaliland u badan tahay waxa marag u ah siday dadkani u dhisteen magaalooyinka waaweyn ee Hargeysa, Burco iyo Xamar. Iyo siday lacagta laftarkeeda ujarteen ee ugu caawiyeen ururkii SNM! Waa wax inoo sheegaya dhaqaale ka duwan kan Soomaaliya in dadka Soomaalilaan lahaayeen. Waxa kaloo caddayn u ah markii 1991kii Soomaaliya burburtay dadkani waa kuwa dib u dhisay ee gacan qabtay dadka Soomaalilaan!
1988kii Soomaaliya waxay ka heshay Berbera macdan (3 percent of GDP) iyo dhoofkii Sibidhka. Macdanaha Berbera ay ka dhoofiyeen waxa ka mid ahaa (gypsum-anhydrite) (quartz and piezoquartz) oo loo isticmaalo Elegterooniga. Halka Muqdisho aan $1 laga helin sida xogta world bank ku qoran. Waxay kaloo macdan kala baxeen Arabsiyo laakiin may sheegin oo wey qariyeen.
Bal dadka Soomaaliyeed waxaan ka codsanayaa inay ila wadagaan caahuurtii ay Soomaaliya siiyeen 1960/1991. Dadka Soomaalilaan looga taag la yahay waxba midnimada kuma biirin karaan, aan cay ka ahayn.
Sababta qof Somaliland u rabin midnimo waxaan u muuqanba wax uu ku darsado dadkan waayo isagaa ka jeeb roon. Xaqiiq waxa ah in cashuurta dadka Soomaalilaan iyo kaalmada lagu helay Badda cas iyo Berbera Soomaali ay wax ku baratay oo ku faa’iday laakiin la qariyey oo shaadh dawladeed la huwiyey. Kadibna dacaayad lagu furay dadka Soomaalilaan iyadoo laga duulayo inaanay fahmin muhiimadda dhuleed iyo awoodda bulsho ee ay leeyihiin. Tan oo toos u cadaatay 1991kii markii ay noqotay nin walowba tamartaa, oo dadka Soomaalilaan ay Soomaali iyo aduunyada tuseen awoodooda bulsho, iyo muhiimadda deegaankooda!
Somaliland kaliya waxay u baahan tahay inay iyadu isa saxdo oo is hagaajiso! Fiqi oo Baxdo ka tagey Soomaaliya wuxuu ku biiriyaa calool madhan iyo cashuur aan ka tagin deegaankiisa abid!

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews