berberatoday.com
wasiirka Arimaha Debeda Israail oo Hargeysa Safar Kuyimi Kulan la Qaatay Madaxweyne Cabdiraxmaan Ciro Iyo Xukumadiisa
January 6, 2026 - Written by admin
Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland iyo wasiirka arrimaha dibadda Israa’iil ayaa si wadajir ah aqalka madaxtooyada Somaliland warbaahinta ugula hadlay, waxana ay faahfaahiyeen qodobada ay ka wadahadleen.
Wasiirka arrimaha Dibadda Israa’iil oo ah mas’uulkii ugu horreeyay ee Hargeysa yimaada tan markii lagu dhawaaqay Ictiraafka Somaliland ayaa ka soo degay garoonka Hargeysa isagoo si nabad ah waddooyinka Hargeysa loogu galbiyay iyadoo shacabku salaan siinayeen wafdiga uu hoggaaminayay.
Israa’iil iyo Somaliland waxa dhexmaray iskaashi ballaadhan oo dhinaca Dhaqaalaha, amniga iyo siyaasadda isugu jira.
Warka madaxweynaha iyo wasiirka arrimaha Dibadda halkan kala soco

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews