Safiirka Israail Ufadhiya Qaramada Midoobay oo Sheegay In Dalal Kale Goordhaw Aqoonsan Doonaan Somaliland
January 9, 2026 - Written by admin
Safiirka Israa’iil u fadhiya Qaramada Midoobay Danny Danon , ayaa cadeeyay in dalalka kale ay aqoonsan doonaan Somaliland , waxaana uu si gaar ah farta ugy fiiqay wadanka Koonfurta Suudaan oo uu booqasho ku tagay.
Danon , waxa uu sheegay in uu kulamo kula yeelanayey magaalada New York wakiilo ka socday Somaliland sanadihii u dambeeyay
oo si wada jir ah loo shaqeynayey.