berberatoday.com
Wasiirka Arimahaha Gudaha Cabdalle Maxamed Carab oo Gudoomiyay Shirkii Amniga Qaranka oo Xarunta Wasaarada Ka Qabsoomay
January 12, 2026 - Written by admin
Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga JSL, 𝐌𝐮𝐝𝐚𝐧𝐞 𝐂𝐚𝐛𝐝𝐚𝐥𝐞 𝐌𝐚𝐱𝐚𝐦𝐞𝐝 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛, ayaa maanta gudoomiyay shirkii Amniga.
Shirkan oo lagaga hadlaayay sidii loo xoojin lahaa amniga, isla markaana loo dardar gelin lahaa hay’adaha kala duwan ee ka shaqeeya amniga dalka.
Shirka waxa ka soo qayb galay.
● Wasiiru-dawlaha Wasaarada Arrimaha Gudaha iyo Amniga.
● Wasiirka Dib u dejinta
● Taliyaha Ciidanka socdaalka
● Taliye ku xigeenka Ilaalada Xeebaha.
● Hogaanka Hawlgelinta Ciidanka Booliska.
Iyo Saraakiil Kale oo Ka Kala socota Ciidamada Kala Duwan Ee Dalka.
𝐀𝐋𝐋𝐀𝐀 𝐌𝐀𝐇𝐀𝐃 𝐋𝐄𝐇
𝐁𝐚𝐬𝐡𝐢𝐢𝐫 𝐀𝐛𝐝𝐢 𝐀𝐛𝐝𝐢𝐥𝐚𝐡𝐢
𝐀𝐠𝐚𝐚𝐬𝐢𝐦𝐚𝐡𝐚 𝐖𝐚𝐫𝐛𝐚𝐚𝐡𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐗𝐢𝐝𝐡𝐢𝐢𝐝𝐡𝐤𝐚 𝐃𝐚𝐝𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐄𝐞 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐀𝐫𝐢𝐦𝐚𝐡𝐚 𝐆𝐮𝐝𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐀𝐦𝐧𝐢𝐠𝐚 𝐉𝐒𝐋.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews