berberatoday.com
Xukumada Dhexe ee Somaliland oo La Wareegtay Gacan Kuhaynta Xarunta Dawlada Hoose ee Degmada Sheekh oo Khilaaf Maamul Ka Taagan Yahay
January 27, 2026 - Written by admin
Xukuuumada dhexe ee Somaliland ayaa la wareegtay gacan ku haynta xarunta Dawlada hoose ee degmada Shiikh ee Gobolka Saaxil, iyadoo laga saaray xarunta Mayerkii iyo Xildhibanadii golaha deeganka degmadaasi.
Mayer ku xigenkii degmadaas Maxamed Faarax Axmed oo xilka ay ka qaaden aqlabiyada golaha deeganka Shiikh ayaa Xukuumada diiday xil qaadistisa iyada oo ku sababaysay in qaabka xilka Looga qaaday aanu waafaqsanayn xeerka ismaamulka Gobolada iyo Degmooyinka wasaaradii Dawlada Hoose ee shaqada kulahaydna aanay waxba kala socon xil ka Qaadistaa Gudoomiyaha Gobolka Saaxilna aanu ogayn ay iyagu uun iska maamusheen, taasana sababtay inay la wareegto xaruntii Dawlada Hoose ee Shiikh.
Mayerka Degmada Shiikh ayaa noo xaqiijiyay in xaruntii lagala wareegay.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews