berberatoday.com
Cabdi Ismaaciil Wuxuu kujiraa wixii uu diiday Axmed Ismaaciil ee ah innuu u Shaqeeyo dalka ninka kaliya leh
January 30, 2026 - Written by admin
Ma aha Mid uu kali Ku yahey dad badan oo mala-awaal Ku dhex jooga Siyaasada Muqdisho ee Soomaaliya ayaa Dhamaantood waxey u Shaqeeyaan Dawladda yar ee Jabuuti taas, oo ah aragti ama nolol aan Xaqiiq Ku tiirsaneyn balse ku dhisan been abuur iyo khiyaali mar Walba dadka Soomaalida magacooda lagu adeegsado.
Pro. Axmed Ismaaciil Samater oo ah Cabdi Ismaaciil walaalkii ayaa gidaarkan soo taabtey Mudo hadda laga joogo Wakhti badan kaas oo ka aragti fog Cabdi Waxaana Markhaati laga yahey in uu Pro. Axmed Ismaaciil aad u jeclaystay Markii uu Gudaha usoo galey Siyaasada Somaliland iyo Sida ay u dhisN tahey inagoo mar Walba aragna in Cabdi Ismaaciil ka markhaati kaco inaan Madaxda Soomaaliya iyo isagu isku aragti aheyn, oo aanney u diyaarsaneym in laga Shaqeeyo danaha Shacabka Umadda Soomaaliyeed iyo Waliba Midnimada laga Sheekeeyo haseyeeshee, waxaanu Cabdi ogeyn in ay u Wada shaqeeyaan dal yar oo la yidhaahdo Jabuuti.
Sikasta oo loo eego Waxyaabaha uu aaminsan yahey Xiligan Sida ka Muuqata wareysigan uu Bixiyay ee uu danaha Somaliland iyo in uu ka faaidyasto isrataatijyadiisa u nisbaynayo Dalka yar ee Jabuuti ee ah Dalka Ninka Kaliya leh Waxey nasiib daro u tahey in ka indho laayahey aqoonta uu Leeyahey iyo halka uu gaadhsiisan yahay masiirka Dadka Reer Somaliland, mar haduu walaalkii ka dhagaysan Waayay Pro. Axmed iyo Sacad cid kalena u Sheegi mayso oo aan aheyn ninkaa uu u shaqeynayo ee Ismaaciil Cumar Geele.
Cabdiraxmaan Hiiraan

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews