Xukumada Xasan Sheekh Sheekh Waxay Ku Kacday Iskuday Dil”Daawo Muuqaal
February 1, 2026 - Written by admin
“Diyaaradii Siday Hawl Wadeenada Madaxtooyada Iyo Ciidankii Ilaalada Ahaa oo Hawada Maraya Ayaa Dib Loosoo Celiyay,Inta Badan Waad Ogtihiinoo Diyaaraduhu Halka AyTagaan Ayay Kasoo Qaataan Shiidaalka Waxa Dhacay Waa Fal Dambiyeed Iyo Iskuday Dil oo Xukumada Xasan Sheekh Ku Kacday”Madaxweynaha Putland Siciid Cabdullahi Danni