berberatoday.com
Hantidhawrka Qaranka Somaliland oo Xabsiga Utaxabaay Masuliyiin uu Kujiro Xoghayihii Dawlada Hoose ee Burco
February 10, 2026 - Written by admin
Xafiiska Hantidhawrka Guud ee Qaranka Somaliland ayaa xabsi dhexe ee Burco u taxaabay toddoba masuul oo ka tirsan Dawladda Hoose ee Degmada Burco, kuwaas oo lagu eedeeyey lunsi hanti qaran.
Masuuliyiinta la xidhay ayaa isugu jira Xoghayaha Fulinta Dawladda Hoose, madaxii jaangoynta dhulka, xisaabiyihii, madaxii iibka, iyo joomitirrada degmada. Xafiiska Hantidhawrka Guud ayaa sheegay in arrintani qayb ka tahay dadaallada lagu xaqiijinayo isla xisaabtanka iyo ilaalinta hantida qaranka.
Mudooyinkii udambeeyay waa markii uhoreysay ee xatooyo xoolo Dawladeed loo xidho masuuliyiin lamana garanayo in arintani Khusayso oo Kaliya Dawlada Hoose ee Burco iyo inay ka hirgali doonto Haayadaha dawalada ee kala duwan ee musuqmaasuqu hadheeyay wax laga qabtaana aanay hore ujirin.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews