“Xisaabiyaha Idman, Malaha Awood La Siman Ta Maareeyayaasha Wakaaladohooda Loo Magacaabay”Gudida Dabagalka Iyo Ilaalinta Hantida Ee Golaha Wakiilada”Daawo Muuqaal
February 10, 2026 - Written by admin
Guddiga Dabo Galka iyo Hantida Qaranka ee Golaha Wakiilada Somaliland oo war Qoraal ah Soo Saaray ayaa Waxay Ku Sheegeen inaanay Sharci ahayn Xisaabiye idman oo La Awood ah Maareeyaasha loo Magacaabi Karin Wakaalada Biyaha Hargeysa Iyo Madbacada Qaranka.