“Gabadhayda oo Cabdale Sacad Ah Magaceeda Ayaan Ku Jooga Somaliland Anigoo 61 Sano Ku Nool oo Dagan Hargeysa”Ugaas Beelaha Jidwaaq ee Somaliland”Daawo Muuqaal
February 13, 2026 - Written by admin
“Gabadhayda oo Cabdale Sacad ah magaceeda ayaan ku jooga Somaliland anigoo 61 Sano ku Nool oo Dagan Hargeysa, Cidagale ayaa sabab u noqday imika in aanu ka baxno dhibaatadaas…” Ugaaska Beesha Jidwaaq oo Hargeysa jooga.