Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland oo Magacaabis Cusub Sameeyay
February 17, 2026 - Written by admin
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa magacaabey maamulka Wakaaladda Biyaha ee caasimadda Hargeysa .
Sida oo kale Madaxweynaha ayaa magacaabey Madaxa Unugga Xidhiidhinta, dardargelinta Mudnaanta iyo Waxqabadka Hay’adaha Xukuumadda oo lagu aasaasay Xeer Madaxweyne.
1-Cabdillahi Maxamud Ibraahim Beershiya Maareyaha Wakalada Biyaha Hargeysa
2-Maareye Kuxigeen Eng Aadan Daahir Cabdillahi Cadde