|
berberatoday.com
Madaxweyne Cabdiraxmaan Ciro oo Berbera Soo Gaadhay Xadhigana Ka Jaray Mashaariic Horumarineed oo Dawlada Hoose ee Berbera Hirgalisay
February 17, 2026 - Written by adminMadaxweyne Cabdiraxmaan Ciro oo Saaka Jarmaade Kaga Soo Kalahay Hargeysa Ayaa La Filayaa Inuu Goordhaw Soo Gaadho Berbera.
Goobaha Laga Hirgaliyay Mashaariicda Madaxweynuhu Xadhiga Ka Jari Doono Ayaa Dhamaantood Waxa La Wareegay Amaankana Sugaya Ciidanka Ilaalada Madaxtooyada JSL oo Ilaa Shalay Berbera Kusugnaa Iyo Ciidanka Booliska JSL ee Gobolka Saaxil oo Isku Dhafan.
COMMENTS
|
||||
|
|
|||||