Baro Magacyada Iyo Qabiilada Ay Kasoo Jeedaan 3-dii Sarkaal ee Afduubay Diyaaradii Somali Airline 1982-kii
February 24, 2026 - Written by admin
Somali Airline Hijackers in 1984
Alle hawnaxriisto dhamaantood sadexdii sarkaal ee Afduubay Diyaaradii Somali Airlines.
1. Captain Cawil Cadami Burhaani [Hogaamiyihii hawl galka] – Hayb ahaan : Isaaq /Garxajis/ Habaryoonis /Muuse Cabdalle.
2. Baashe Muuse Maxamed (Baashe Diig) – Hayb ahaan :Isaaq /Habarjeclo /Cumar Jibriil.
3. Axmed Xaaji Maxamed ( Axmed Waraabe) – Hayb ahaan : Isaaq/Habar-awal/Ciise Muuse / Reer Wacays.