Madaxweynaha Jamhuureiyada Somaliland oo Magacaabay Safiirka Somaliland ee Dalka Israa.iil
February 26, 2026 - Written by admin

Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillahi Cirro ayaa umagacaabay Maxamed Cumar Xaaji Maxamuud Safiirka Somaliland ee dalka Israa’!!l.
Maxamed ayaa hore usoo noqday Safiirka Somaliland ee dalka Taiwan xiligii Xukumadii Madaxweyne Muuse Biixi iyad