berberatoday.com
Xukumadda Somaliland oo Ka Hadashay Dagaal Maanta Ka Dhacay Degaanka Shidan Ee Waqooyiga Gobolka Sanaag
February 27, 2026 - Written by admin
๐–๐š๐š ๐๐ข๐ฅ ๐‘๐š๐ฆ๐š๐๐š๐š๐ง๐ž ๐ƒ๐š๐ ๐š๐š๐ฅ๐ค๐š ๐’๐ก๐ข๐๐š๐ง ๐‡๐š ๐‹๐š ๐‰๐จ๐จ๐ฃ๐ข๐ฒ๐จ.
Wasiiru-dawlaha Wasaarada Arrimaha Gudaha iyo Amniga JSL, Abdirashiid Maxamed Axmed (Magaalo), ayaa baaq nabadeed u diray beelaha walaalaha ah ee dirirtu ku dhex martay deegaanka Shidan ee gobolka Sanaag.
Wasiiru-dawluhu waxa uu ugu baaqay beelaha Ee Ay colaaddu Dhexmartay, inay si degdeg ah oo bilaa shuruud ah u joojiyaan dagaalka, islamarkaana ay ilaaliyaan nabadda iyo wada noolaanshaha.
Waxa uu Wasiiru-Dawluhu carrabka ku adkeeyay in la joogo bil barakaysan oo ka mid ah bilaha xurmada leh, taas oo mudan in la dhowro dhiigga, sharafta iyo walaaltinimada bulshada.
Sidoo kale, Wasiiru-dawluhu waxa uu ugu baaqay waxgaradka, cuqaasha, culimada iyo dhammaan qaybaha bulshada inay ka shaqeeyaan dejinta xaaladda, isla markaana ay ka hormariyaan nabadda iyo midnimada dan kasta oo kale.
Waxaanu Sheegay Wasiir Magaalo in Wasaaradda Arimaha Gudaha ka goโ€™an tahay xalinta khilaafaadka si wada hadal iyo isfahan ku dhisan.
๐๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ซ ๐€๐›๐๐ข ๐€๐›๐๐ข๐ฅ๐š๐ก๐ข
๐€๐ ๐š๐š๐ฌ๐ข๐ฆ๐š๐ก๐š ๐ฐ๐š๐ซ๐›๐š๐š๐ก๐ข๐ง๐ญ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐ฑ๐ข๐๐ก๐ข๐ข๐๐ก๐ค๐š ๐ƒ๐š๐๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐„๐ž ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐๐š ๐€๐ซ๐ข๐ฆ๐š๐ก๐š ๐†๐ฎ๐๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐€๐ฆ๐ง๐ข๐ ๐š ๐‰๐’๐‹.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews
 
 
 
๏ปฟ