Ra.iisal Wasaaraha Dalka Israaiil Benjamiin Natanyahu oo Ka Hadlay Dagaalka Udhexeeya Dalka Iran
February 28, 2026 - Written by admin
Ra’iilsalwasaaraha Israa’iil Benjamin Netenyahu oo la hadlay shacabka dalkiisa , ayaa sheegay in loo wareeray Iiraan sidii meesha looga saaro halista kaga imanaysay taliska wadankaasi ka jira.
Waxa uu ku eedeeyay Iiraan in 47 sano ay ku baaqaysay gumaadka dadka reer Israa’iil iyo Mareykanka , isla markaana ay ka hortagayaan sidii Iiraan aanay u hesheen hubka Nuclear-ka.
Berberatoday.com