Xarumihii Nukliyeerka ee Dalka Iiraan oo Duqeymo Gantaalo Loo Geystay
March 2, 2026 - Written by admin
Xarumaha nukliyeerka Iran ee Natanz ayaa lagu dhuftay gantaalo kadib howgalkii militari ee ay dalkaasi ka fuliyeen Mareykanka iyo Israa’iil sida uu sheegay safiirka Iran u fadhiya hay’adda kormeerka nukliyeerka ee Qaramada Midoobay.
Natanz waa xarunta ugu weyn ee ay Iiraan ku kobciso Uranium-ka, taasi oo ka mid ah goobaha ay ka qaylinayaan Israa’iil iyo Maraykanka in lagu bacrimiyo Nuclear-ka kaasi oo ka mid ah sababaha weerarka