berberatoday.com
Wararkii Bariga Dhexe oo Koob Kooban Iyo Khasaaraha Ay Gesyateen Gantaalaha Ay Iiraan Ganayso
March 3, 2026 - Written by admin
Wasaarada Difaaca Imaaraadka Carabta ayaa sheegtay in Iiraan Ay Sabtidii 137-Gantaal iyo 209 Diyaaradood oo aan duuliye lahayn ku soo riday dalkaasi.
. Aljasiira ayaa soo dhigtay barteeda sawiro muujinaya qiiq ka baxay dekeda Jebel Ali ee Dubai.
. . Dibadbax balaadhan oo ka bilaabay magaalada Karachi Ee Pakistan ayaa banaanbaxayaashu isku dayayaan inay gudaha u galaan Safaarada Maraykanka ee Karachi.
. Laba Qof ayaa ku dhaawacmay Dubia ka dib markii burbur ka dhashay diyaarado aan duuliye lahayn oo la qabtay ku dhaceen barxada hore ee laba guri sida laga soo xigtay warbaahinta.
. Ciidamda Cirka Ee Isra1l Ayaa sheegtay inay in ka badan 1,200 oo madfac ay ku tureen iiraan shalay oo kaliya.
. Shirkada Diyaaradaha Ee Qadar ayaa sheegtay inay si meel gaadh ah u hakisay duulimaadyadeeda sababo la xidhiidha hawada Qatar.
. Muuqaal ay soo dhigtay Wakaalada wararka Ee Tasnim ee Iiraan ayaa muujinaya inay dadweyne tiro badani isku baxeen magaalada Yasuj, iyada oo jiraan magaalooyin kale oo si xoog looga soo baxay.
. Milatariga Isra1l ayaa sheegay inay ogaadeen gantaalo laga soo riday iiraan isla markaana ay hawlgaliyeen diginin dhowr meelood oo dalka ah.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews