berberatoday.com
Weerar Ay Xalay Ciidamada Cirka Israaiil Ku Qaadeen Dalka Tehran oo La Sheegay In Lagu Khaarajiyay Cali Larajani
March 17, 2026 - Written by admin
Warar soo baxaya ayaa sheegaya in ciidamada Israa’iil ay weerar xalay ka fuliyeen iiran ku dileen taliyihii ciidamada Basij ee Iiraan iyo ku-xigeenkiisa, iyadoo sidoo kale la sheegay in saraakiil kale oo ka tirsan dalka Iran ay ku dhinteen weerarka.
War kale oo la xidhiidha dhacdadan ayaa sheegaya in Ali Larijani, oo ka mid ahaa saraakiisha sare ee nidaamka Iiraan isla markaana door muhiim ah ku lahaa amniga dalka, uu ku dhintay duqeyn ay Israa’iil fulisay xalay.
Ilaa hadda xaqiijin rasmi ah oo ka timid dowladda Iiraan lama shaacin, waxaana wararku ku saleysan yihiin ilo warbaahineed iyo warbixinno hordhac ah.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews