Siyaad Barre iyo Diyaaraddii W/Q: Cali Cabdi Coomay
March 19, 2026 - Written by admin
Siyaad Barre iyo Diyaaraddii
W/Q: Cali Cabdi Coomay
Wakhtiyadii ay dagaallada qadhaadhi dhexmari jireen ciidamadii Kacaankii Afweyne iyo SNM. Ayuu maalin Maxamed Siyaad Barre diyaarad la raacay qolo caddaan ah oo hadal badan.
Intuu soo jeestay ayuu ku yidhi mid ka mid ah kalkaaliyeyaashiisii” waar maxay ahaayeen kuwan hadalka badani”? markaasay ugu af-celiyeen” waa iidoor ( Isaaq)”. markaasuu yidhi ” Iimaanka laga qaad caddaana may leeyihiin”.