berberatoday.com
Itoobiya Oo Lagu Xidhxidhay Jilayaal Caana Oo Sheegan Jiray Inay Lacago Badan Haystaan oo Beenaalayaal Oo Dad Shacab Ah Lacago Ka Turufe
March 28, 2026 - Written by admin
Waxaa la xidhay jilayaal, dad caan ah iyo kuwa in ay lacago haystaan sheegan jiray. Waa wajiyo Itoobiya caan ka ahaa. Shirkada Fantik, ayaa lagu eedeyay lunsi lacag 1.7 Bilyan Birr ah. Waxaa shirkadan ku bahoobay fannaanin, jilayaal, iyo kuwaa baraha bulshada caan ka ahaa. Waxay dadka u sheegi jireen in ay gaadid u hayaan, hormarin ayaa laga qaadi jiray. Dadkana waxaa loo sheegi jiray in Bangi dayn shan sanno ah siiya lagu xidhi doono.
Gaadiid kooban ayay si indho-sarcaad ah u bixiyeen. Waxay dadka u sheegayeen in Jabutii 400 gaadhi ka taallo. In 140 gaadhi hada qaybinayaan. Waxaa lacagaha laga qaaday 1,200 qof. Waxaana sabab u ahaa in xayaysiis joogto ah u sameyn jireen, maadama ay caan ahaayen.
Dadka la xidhay waxaa ku jira Mansuur, oo soo duubi jiray isagoo guryo qasri ah degan, isagoo lacagta ku tamashlaynaya iyo isagoo gaadhiga lacago ku bixinaya. Wuxuu aad u taageri jiray Abiye ahmed, oo uu markasta amaani jiray.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews