Somaliland oo Bilawday Dhaqdhaqaaq Cusub Aqoonsi Raadin Ah Ku Wajahan Ethiopia.
March 28, 2026 - Written by admin
Somaliland waxay kordhisay dhaqdhaqaaqeeda diblomaasiyadeed ee ku Wajahan aqoonsi ay ka hesho beesha caalamka, xilli dawlada Soomaaiya ku mashquulsan tahay la dagaalkanka dowlad goboleedyada, iyada hada taagantahay maamulka koonfur galbeedka.
Madaxtooyada Somaliland ayaa qorshaynaysa, booqashooyin uu dalal dibadda ah ugu baxi doono madaxweyne Cirro dhawaanahan oo ifafaaladoodu muuqato.