Madaxweynihii Maamulka Taxan Weynta Koonfur Galbeed Somaliya Cabdicasiis Laftagareen oo Codsaday Inuu Dalka Ka Baxo
March 30, 2026 - Written by admin
Madaxweynaha Koonfurgalbeed, Cabdicasiis Laftagareen ayaa dalbaday in uu dalka isaga baxo, isaga oo talada & maamulka ku wareejinaya DFS, Madaxda Federaalka ayaa se weli ku adkaysanaya in la geeyo Muqdisho, iyada oo Raysal wasaare Barre & Wasiirrada qaar ay ku soo wajahan yihiin Baydhabo.
Magaalada xalaadeeda ayaa degen, ciidamada & mas’uuliyiinta KGS qaar ayaa isu dhiibey Dowladda Federaalka oo mas’uuliyiinteedu sheegeen; in aan aargoosi jirin oo waxba laysu haysan — waxa la sugayaa waa DFS oo mas’uuliyadda Baydhaba cid u magacowda isla markaasna gudagashada hoggaamin u sameynta KGS.