“Madaxweynuhu Caanbu Iga Dhigay, Wasarada Cafimadka Ayaan Iska Joogay oo Cidiba Imay Aqoon.”Wasiirkii Xilka Laga Qaaday Ee Wasaarada Beeraha Maxamud Cige Yuusuf”Daawo Muuqaalka
April 8, 2026 - Written by admin
“Madaxweynuhu caanbu iga dhigay, wasarada Cafimadka ayaan Iska joogay oo cidiba imay aqoon.” Wasiirki hore ee Beeraha Somaliland Maxamud Cige Yuusuf ayaa sidaasi ka yidhi munasibadii uu xilka ku wareejiyay maanta.