Maxbuus Isku Deldelay Xabsiga Berbera oo Meydkiisa La Dhigay Talaagada Cusbataalka Weyn Ee Berbera
April 8, 2026 - Written by admin
Xabsiga weyn ee Berbera waxa saaka isku deldelay Alle unaxariiste Marxuum Maxamed Cabdi Hugur.
Marxuumka ayaa la sheegay in maydkiisa la dhigay Talaagada maydka ee dhakhtarka weyn ee Berbera
Warka ayaa intaasi ku daraya in marxuumku uxidhnaa dacwad la xidhiidha dhaawac uu hore ugu geystay guddoomiye ku-xigeenkii xisbiga Waddani ee Gobolka Saaxil, Axmed Cali Faxle.
Marxuumka ayaa ku xunaa 5 sano oo xabsi ah