Madaxweyne Cabdiraxmaan Ciro Oo Maalinta Beriya La Filayo Inuu Labada Gole Baarlamaan Hortago Oo Khudbad Sanadeedii Dastuuriga Aheyd Ujeediyo
April 13, 2026 - Written by admin
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), ayaa la filayaa inuu berri hortago labada gole ee Guurtida iyo Wakiillada Somaliland, si uu u jeediyo Khudbad sannadeedkiisii labaad ee Dastuuriga ahayd tan iyo markii uu xilka la wareegay.
Maxaa laga filan karaa khudbadda Madaxweynaha?