Sucuudiga Oo Ku Khasbanaan Doona Inuu Shiidaalkiisa Ka Doofiyo Bada Cas Iyo Dekeda Berbera Hadii Xaalka Bariga Dhexe Sii Xumaado
April 13, 2026 - Written by admin
Sucuudigu shidaalkiisa wuxuu hadda ka dhoofinayaa Badda Cas, isagoo quus ka istaagay furitaanka iyo isku-hallaynta Marinka Hormuz. Qorshahan marin-beddelka ah, dekedaha xudunta (Logistics Hub) u noqonaya waxa ugu tun weyn Dekedda Berbera.
Maadaama ay ku taallo afaafka hore ee laga galo Badda Cas, waxay hadda Sucuudiga u tahay marin halbawle ah oo xambaarsan muhiimad istaraatiijiyadeed oo aad u weyn.