berberatoday.com
Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Oo Ka Qeyb Galay Xuska Maalinta Dhir Beerista Iyo Ilaalinta Deegaanka
April 15, 2026 - Written by admin
Madaxweynaha JSL Mudane, Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa guud ahaan shacabka Somaliland iyo Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada ba uga mahadceliyey in la xaqiijiyey gaadhista bar-tilmaameedkii sanadkii hore 2025 ee ahaa in guud ahaan dalka laga beero 600, 000 oo Geed oo ka qeyb qaata ilaalinta iyo horumarinta deegaanka.
Madaxweynaha, ayaa sidoo kale xusay in qorshaha Xukuumadda ee muddo xileedkeeda koowaad uu yahay in guuda ahaan wadanka laga beero illaa 3Malyan oo Geed, waxaana uu yidhi: “Waxa aan dhammaan shacbiga Somaliland iyo Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada uga mahadnaqayaa inaynnu gaadhnay bar-tilmaameedkeenii ahaa in la beero 600,000 oo Geed, siyaasadda Xukuumaddu na waxa weeye in muddo xileedkeeda koowaad la beero 3 Malyan oo Geed”.
Madaxweynaha JSL Mudane Dr. Cabdiraxmaan Cirro, wuxu intaas sii raaciyey: “Iyada oo duruufo adag iyo abaaro ba jiraan Wasaaraddu had ana way ku guulaysatay inay bar-tilmaameedkeedii gaadho, waxaana filayaa haddii abaarahu inaga yaraadaan inaynnu bar-tilmaameedkaas dhaafno haddii Alle yidhaahdo”.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews