berberatoday.com
Iraan Oo Markale Dib Uxidhay Marin Biyoodka Muhiimka Ah Ee Hormuz
April 18, 2026 - Written by admin
Afhayeen u hadlay Iran ayaa sheegay in marin-badeedka muhiimka ah ee Hormuz uu si buuxda ugu jiro gacanta ciidamada !ran.
Afhayeenka ayaa sheegay in !ran ay ogolaatay in tiro kooban oo maraakiib saliid iyo ganacsi ah ay si nidaamsan uga gudbaan marinka, taasoo ku timid sida uu sheegay heshiisyo hore oo wada hadal lagu gaadhay.
!ran ayaa Mareykanka ku eedeysay inuu jebiyay ballanqaadyo isla markaana uu sameeyay waxa !ran ay ku tilmaantay “falal badeed oo aan sharci ahayn” iyo “xannibaad marin-badeed”.
Afhayeenku wuxuu intaas ku daray in Iran ay sii wadi doonto xakamaynta adag ee marinka ilaa Mareykanku ka qaado xannibaadaha saaran dhaqdhaqaaqa maraakiibta ku wajahan Iran iyo kuwa ka imanaya.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews