berberatoday.com
Mishiinkii Cusbataalka Guud ee Berbera oo Ay Hadda Qaateen Maamulka Shirkada Korontada Berbera ee BEC.
April 21, 2026 - Written by admin
Mishiinkii Cusbataalka Guud ee Berbera oo Ay Hadda Qaateen Maamulka Shirkada Korontada Berbera ee BEC.
Sababta ay uqaateen ayaa mishiinkan ayaa lagu sheegay Mishiino la.aani soo waajahday Shirkada Korontada Berbera oo Mishiinadii horena ka gaboobeen kuwo dambe oo cusubna aan soo iibsanin waana ta keentay in laydhka Berbera Maalmihii iyo habeenadii udambeeyay ciladi ku Timaado oo mudo iska maqnaado shacabkuna ka Cawdaan.
Mishiinkan oo ah mid casriyabayay oo la socday dhismaha Cusbataalka ee dawlada Imaaraatku dhistay ayuu warka aanu helay sheegayaa inay usticmaali doonaan shirkada laydhku Riminta dab dhaliyaha cadceeda ee Sollarta oo La Raacin doono sida aanu kasoo xiganay shaqsiyaad udhuun daloola arimaha laydhka.
Xogo kalop aanu helay ayaa sheegaya inay hore Uweydiisteen mishiinka Wasaarada Caafimaadka In lasiiyo Maadama oo ay dab bilaasha siiyaan Cusbataalka waxase udiiday Agaasimaha guud ee Wasaaradaas sida aanu xog ku helay waxase hada fududeeyay shirkada BEC Mishiinka Qaadato ciladaha soo kordhay ee Laydhka Berbera oo malmihii udambeeyay keenay in laydhku maqnaado saacado badan xiligan xagaaga.
Berbera Somaliland

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews