Wasaarada Arimaha Debeda Israail oo Ka Hadashay Safiirka Ay Somaliland Usoo Magacawday
April 27, 2026 - Written by admin
Wasaarada Arimaha Dibada Isreaii”l Ayaa qoraal ay Soosaartay tidhi”
“Waxaan hambalyo diirran u dirayaa Michael Lotem oo loo magacaabay safiirkii ugu horreeyay ee Israa’iil u fadhiya Somaliland.
Tani waa tallaabo muhiim ah oo muujinaysa xoojinta xiriirka saaxiibtinimo iyo iskaashi ee ka dhexeeya Israa’iil iyo Somaliland. Waxaan u rajeynayaa guul iyo waxqabad muuqda doorkiisa cusub.
Berberatoday.com