berberatoday.com
Xanuun Xumada Oo Fara Baas Kuhaya Dadka Ku Nool Caasimada Hargeysa Oo Dishay Wiil Iyo Hooyadii
June 2, 2026 - Written by admin
Hargaysa, waxaa aad loo hadal hayaa xanuun dad badan soo ritay oo lagu sheegay “Xummada daran Inuu yahay, Walow baadhitan dhakhaatir aan lagu xaqiijin hadana waxaa la sheegay in xummadan ay dad badan soo ridatay. Waxaa xanuunkan udhintay Hooyo iyo wiilkeeda. Hooyo Faadumo Maxamud iyo wiilkeeda Maxamed Ismaacil, ayaa kamid ah dadka u dhintay. Waxaa kaloo la soo sheegay in dad kale u jiifana xarruumaha Caafimadka.
Wasaaradda Caafimadka Somaliland oo Agaasimeheeda guudbka hadlay xanuunkan ayaa sheegay in xanuunkani jiro hase yeeshee Wasarad ahaan ay baadhitaan ku wadaan.
Si guud-na Afrika waxaa jira xanunno xuduudaha ka gudbaya, oo markay soo if-baxaan ubaahan jawaab celin deg-deg ah.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews