berberatoday.com
Laba Hablood Oo Saraakiil Ciidan Ah oo Ka Qalin Jabiyay Jaamacada National Defense University Ee Dalka Taiwan
June 13, 2026 - Written by admin
Taliyaha Guud ee Ciidanka Qaranka JSL Sareeye Guuto Nimcaan Yuusuf Gaaxnuug wuxuu hanbalyo u dirayaa saraakiisha kala ah Dhamme Aamina Cali Salaad iyo Dhamme Hoodo Xasan yuusuf oo ka qalinjabiyay Jamacada National Defense University (NDU) ee Taiwan. Iyagoo muddo Laba sanno iyo Laba bilood ah baranayay koorsada International Security and Management
Tababarada noocan ah ayaa qayb wayn ka ah isbedelada horumarineed iyo u diyaar garawga dhamayska tiran ee Ciidamada Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland.
Xafiiska Warbaahinta Ciidanka Qaranka JSL

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews