Taliyaha Ciidanka Qaranka Somaliland Iyo Taliyaha Ciidanka Miltariga Isarel Oo Kula Gaara Wada Qaatay
June 16, 2026 - Written by admin
Taliyaha ciidamada qalabka sida ee Somaliland General Nimcaan Yuusuf Gaaxnuug , ayaa kulmaya dhigiisa Israa’iil General Eyad Zamir, waxaana ay hirgelinayaan heshiisyada amaanka ee ay labada dal kala saxeexdeen.
