Dagaal Dad Iyo Duunyaba Lagu Gubay Oo Kasocda Magaalada Jalalaqsi Uu Ku Dhashay Madaxweynaha Dawlada Xamar Xasan Sheekh Maxamud
June 20, 2026 - Written by admin
Dagaal beeleed aan laysu meeldayin oo dad & duunyo la gubayo ayaa maalintii afraad ka socda magaalada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan, iyada oo 22 ardey oo ardeyda degmdaasi ah ay maanta ka hadheen imtixaanka Qaranka.
Xukuumadda DFS & maamulka Hirshabeelle ayaa keliya ku eg cambaareyn, iyada magaaladani tahay midii uu ku dhashay Madaxweyne Xasan Shiikh Maxamud