berberatoday.com
Dawlada Liibiya Oo Deegaamadeeda Ka Mabnuucday Dadka Tahriibayaasha Ah
June 24, 2026 - Written by admin
Dawladda Barriga Libiya ee xaruunteedu tahay magaalada Banqasi ayaa deeganada ay ka taliso ka mamnuucday waxyaabo u fududayn Jiray magafaha inuu ka ganacsado Tahriibayaasha ka imaanaya dalalka Somaaliya,Eritrea,Sudan iyo Itoobiya.
Dadka ka imaanaya dalalkan ayaa laga mamnuucay in ay soo galaan Saxaraha iyo dhulka ay ka taliso dawladda Barriga Liibiya sida ay ku warantay Reuters
Dhalinyaro badan oo Somaaliyeed ayaa dhinaca Masar oo ay diyaarad ku tagaan ka soo gala Banqaasi si ay u tahriiban iyaga oo ugu dambayn usii gudba Tripoli.
Qorshahan ayaa looga dan leeyahay yaraynta qulqulka Tahriibayasha oo muddoyinkii udambeeyay sii xoogaystay

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews