berberatoday.com
“Xisbiga Wadani Waxaanu Doonaynaa Inaanu Noqon Meel Xirsi Iyo Madaxweynaha Uxidhan”Wasiir Cumar Shacayb
June 29, 2026 - Written by admin
“Xisbiga Wadani Waxaanu Doonaynaa Inaanu Noqon Meel Xirsi Iyo Madaxweynaha Uxidhan”Wasiir Cumar Shacayb.
Wasiirka Xannaanada Xoolaha Somaliland Cumar Shucayb, ayaa sheegay in xisbiga Waddani la doonayo inuu noqdo xisbi furan oo dimuqraadi ah, lagana dhex tartami karo, isla markaana aanu noqon mid ay go’aamadiisu ku ururaan hal qof ama hoggaan kooban.
Wasiirku wuxuu xusay in loo baahan yahay daah-furnaan iyo ka qaybgal ballaadhan oo ay xubnaha xisbigu yeeshaan wuxuuna yidhi:-
” Xisbiyadii waxay noqdeen kuwa aan daah-furnayn.
Xisbigan Waddani waxaanu doonaynaa inuu noqdo mid laga dhex-tartami karo oo ballaadhan, isla markaana aanu noqon meel Xirsi u xidhan ama Madaxweynaha…”

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews