Dawlada Putland Oo Ku Dhawaaqday Inay Deegaanadeeda Bad Iyo Berigba Iman Karin Dawlada Turkiga Iyo Cidkasta Oo Dawlada Xamar Heshiis La Gashaa
July 5, 2026 - Written by admin
Dawladda Puntland,ayaa hay’addaha,
Kaluumaysatadda iyo Ciidamada Turkiga ka mamnuucday xeebaheeda.
Puntland ayaa ku dhawaaqday hay’addaha Turkiga iyo shirkadaha laga leeyahay dalkaasi in aan laga ogolaan doonin amar la’aan in ay hawlgalo ka fuliyaan biyaha ay maamusho Puntland