berberatoday.com
Dhibaatooyinka Dadka Somalida Haysta Waxa Kamida Cuntooyinka Iyo Daawooyinka Loosoo Iib Geeyo Aan Loo Meel Dayin Badqabkooda
July 15, 2026 - Written by admin
“Nin Dawee La Leeyahay Dembi Uu Badh Leeyahay..”
Dhibaatoyinka Soomalida haysta waxaa kamid ah Cuntada loo soo dhoofiyo iyo daawoyinka oo ah kuwo aan tayooda la hubin. Itoobiya intay ku fiican tahay waa in aan la keeni karin daawo iyo cuntooyinka dibada oo aad yar, intii timaadana maba cunnaan. Daafidooda ayay kolba suugo nooc ah u samaystaan. Inagu meelihi Itoobiya ku roonayd kamaynaan qaadan, dhanka Cuntada sida Soomalida kale unbay inoogu timaadaa. Shacabka Somaliland iyo dadka dawlad Deeganku Somalida Itoobiya isku cunto ayay cunnaan. Berigii hore dhanka daawadan ku dhaannay, oo daawada Itoobiya soo hubisay ayaan qaadan jirnay, laakin beryahan dembe daawadiina dhanka xuduudkay ka timaada. Daawadii Itoobiya ee tayadeeda la soo baadhayna waa la dhoofiya. In la dhoofiyk Gudoomiyaha Gobalka Jarar ayaa horrey u sheegay. Wana sababta kelyo xannunka, Kansarka iyo xannunada kale u bateen.
Xafiisyada fadhiidka ah waxaa kamid wakaalada dabgalka ee Deka. Iyadii ayaa waxaa masuul ka ah qof daawada gada. Waa Maareye kuxigeen hadana isagu leh shirkada dawadda qaybisa, Farmasigii iyo xarruuntii meeshisa ka gadaan wayda xisaaba ayaa u taalla. Dacaayad maaha, beena maaha, waa xaalad la ogyahay xiliyo horena aan ka hadalnay- nin masuul sare ku tiirsan cidna lama xisaabtami karto. Kii dabagali lahaa ayaa isagu meherad daawadii u furtay.
Waxaa igu soo dhacday odhaahdii: “Nin dawee la leeyhaay dembi uu badh-leeyahay.” Xafiiskina miisanniyad malaha, oo shaqaalaha dabagal loo diro isagaa la falgalaya halkii loo diray.
Xili hore ayaan bilaabay in Cusbitalada tayada liita ee gaarka ah ka hadlo, waxaan-ba noqday mid kooxo gaar ah shaqo u abbuura. Kii la dhaliilaba iyagaa u tagaya.
Sawirka bisha Raashinka la soo saarray wali ma gaadhin. Marreegaha Somaliland, ayaa baahiy 
Xigasho Vos Tv

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews