|
berberatoday.com
Alle Ha Unaxariisto Wariye Maxamud Cabdi Cali Ducaale Oo London Ku Geeriyooday Xalay 17 July 2026
July 18, 2026 - Written by adminInaalilaah Wa Inaa Ilayhi Raajucuun Allah SWT Ha Unaxariisto Wariye Ruugcadaaya Marxuum Maxamud Cabdi Cali Ducaale oo Xalay London Ku Geeriyooday.
Marxuumka oo Mudooyinkii Dambe Xanuun Ujiifay London Ayaa Ugu Dambayn Xalay Tiisii Noqotay.
Marxuum Ducaale Wuxu Mudo Dheer oo 50 Sanadooda Kasoo Shaqeeyay Warbaahinta Isaga oo Shaqada ka Bilaabay Radio Muqdisho Idaacada BBC News Somali Ugu Dambayntii Wuxu Qeyb Muhiima Ka Ahaa Telefishanka HCTV uu Daadihin Jiray Barnaamijka Dhaxal Reeb uu Dadka Haldoorka Ah Taariikhdooda Kaga Reebi Jiray.
Marxuum Maxamud Cabdi Cali Ducaale Alle Ha Janeeyo Samir Iyo Iimaana Haka Siiyo Qoyskiisii Iyo Saaxiibadiisii Warbaahinta
COMMENTS
|
||||
|
|
|||||