Reer Laascaanood Oo Ku Hungoobay Waxay Godobta Ugaleen Iyo Janano Ciidan Oo Somaliland Usoo Goosanaya
July 18, 2026 - Written by admin
Reer Laascaanood Oo ku Hungoobay Wixii Ay Godobta ku Galeen Sareeye Guuto Saleeban Bare Geesood oo Jigjiga Cawa kusugan Una Sii Jeeda JSL Sida Xogaha la Helayo Ay Sheegayan
Waxana Weheliye Rag Kale oo Ka Tirsana Maamulka Degmada Laascaanood Sida La Sheegay
Saleeban Bare Geesood oo hore Uga Goostay Ciidankii uu u dhaartay Ee Ciidanka Qaranka JSL Markii Ay Colaadu ka bilaamatay Gobolka Sool
“Waxaan Leeyahay Reer Laascaanood Qaranku Waa koogii Oo waliba Waa Laga jecel Yahay”