berberatoday.com
Mayerkii Berbera Cabdishakuur Cidin Iyo Mayer Kuxigeenkiisii Nuur Cadde oo Xilkii Iskacasilay
July 25, 2026 - Written by admin
Mayerka Degmada Berbera Cabdishakuur Cidin Iyo Mayer Kuxigeenkiisii Nuur Cadde Ayaa oo Goordhawayd La Hadalay Warbaahinta Ayaa Xilalkii Ay Degmada Berbera Ka Hayeen Iskacasilay Kadib Markii Ay Culaysyo Isasa Soo Taraya Ay Ka Dareemeen Xukumada Somaliland Iyo Xisbigeeda Waddani oo Siweyn Ugu Ololeeyay In Labadan Masuul Xilka Laga Tuuro.
Mayer Cidin Ayaa La Sheegay Inuu Habeen Hore La Kulamay Madaxweyne Ciro Ayaa Quus Kala Soo NOqday Dareena ka Helay In Fadhiga 8 Xildhibaan Dalbadeen la Fasaxayo. Geesta Kale Waxa Faraha Mayer Cidin Ka Baxay Badiba Xubnihii Golaha Deegaanka Degmada Berbera Iyda oo Musharax Mayer Maxamed Dablena uu Haysto Aqlabiyada Xubnaha Golaha Deegaanka Berbera Lana Filayo In Isaga Loo Doorto Mayer Cusub ee Degmada Berbera maalinta Beriya ee 26 Bishan Julay.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews