berberatoday.com
Wakiilka Somaliland Ee Dalka Yemen oo Labad Bilood Ku Xidhnaa Cadan oo Maanta Lasoo Daayay Iyo Sababta Xadhigiisa
August 2, 2026 - Written by admin
Idris Aadan Raage ah Wakiilka Somaliland ee Dalka Yemen oo mudo.laba bilooda Dalkaas ku xidhnaa Ayaa maanta xoriyadiisa dib uhelay oo la sii daayay Isagoo mudadaas labada booda ku xidhan Magaalada Cadan,
Xadhiga Wakiilka Idiris Aadan Raage ayaa Waxa ka dambeeyay hay’ado dhowr ah oo Dawladda Yemen Ka tirsan kuwaas oo u arkayay Hawlihiisa Diblomaasiyadeed inay caqabad kutahay Dawladnimadooda geesta kale waxay ficilkan ku Raaligalinayaan dawlada Sucuudiga ay Taageero Milatari iyo mid dhaqaaleba ka hesho Dawlada Cadan ka arimisaa.
Sidoo kale Dawlado Gacan saar la leh Dawlada Cadan ka arimisa oo Dawlada Xamar ee Xasan Sheekh hogaamiyo kamid tahay oo sas ka Qaaday Aqoonsigii Somiland ka heshay dalka Israaiil ayaa Iyaguna kamida waxyabaaha ku Dirqiyay Xukumada Cadan inay Xidho Wakiilka JSL .
Dawlada Yemen ee taageerada ka hesha Sacudiiga Ayaa waxa ku khasbay inay Wakiilka Somaliland xidho xafiiskana albaabada isugu dhufato Dawlada Sucuudiga.
Warar kaloo xogogaala aanu helay ayaa Sheegay kadib markii Wakiilka Somaliland dalka Yemen Laxidhay la bililiqaystay Xafiiskiisii oo ku Yaala Magaalada Cadan wixii qalab yaalayna la Gurtay oo hada uu haawanayo.
Xukumada Somaliland ayaa horena uga hadlin Xadhifa wakiilkeeda imika oo lasoo daayayna aan Ka Hadal

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews