berberatoday.com
“Xukuumaddaa Ayaa Ka Masuul Ah Khasaaraha Ka Dhasha Hantida Saaran Doonyaha Ku Xayiran Berbera”Ganacsade Yaasiin
August 6, 2026 - Written by admin
Guddoomiyaha Ganacsatada ay u raran yihiin Doonyaha sadexda bilood ku xidhan Dekedda Berbera ayaa xukuumadda Somaliland ku dhaliilay inay soo roggi kari wayday alaabaha Ganacsatada Somaliland u saaran dekeddaas oo isugu jira Raashin, Bagaash, Sharaab iyo gawaadhi,
waxaanu sheegay inay dirqi doonyahaas ku soo rarteen markii dagaalku ka dhacay barriga dhexe ee uu xidhmay marinka Hormos. “Maanta waxaannu islahayn xukuumaddiinu masiibadaas dhacday ee xidhay baddii hawlaha way idiin fududayn balse kamaanaan filayn inay dekeddayadii inay doonyuhu noogu soo xidhaan noo diido” ayuu yidhi Yaasiin.
Yaasiin waxa uu sheegay markii ay Doonyaha soo raranayeem inay ku kaceen qiimo ka badan qiimihii ay ku soo raran jireen maraakiibta, taasina ay ku kaliftay markii dagaalku dhacay oo la waayay wax la soo rarto, isagoo ku dhaliilay xukuumadda inay ugu dartay sadex bilood inay alaabtoodii saaran tahay.
Yaasiin waxa uu khasaaraha ka yimaada Doonyahaas iyo waxa saaran na ay masuuliyadeeda qaadan doonto xukuumaddu maadaama ay Nabad ku yimaadeen Berbera. Yaasiin waxa uu xukuumadda ugu baaqay inay jawaab deg deg ah ka bixiso inay doonyahaas alaabta yga rogayso iyo inay u fasaxdo si ay dekeddaha jaarka ah ugu rogtaan.
Yaasiin waxa uu ku tilmaamay talaabadan mid ay xukuumaddu ku maamuli kari la’dahay Dp World oo iyadu ku mashquulsan maraakiib aan Somaliland wax faa’iido ah u lahayn

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews